Hargeysa (Hubaal) Bannaanbax balaadhan oo lagaga soo hor jeedo xadhiga iyo cabudhinta xukuumaddu ay kula dhaqmayso saxaafadda xorta ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Hargeysa, iyadoo dad tiro badan oo wata boodhadh ay ku qoran yihiin hal ku dhigyo ay ku muujinayaan oo ka dhan ah xarumaha iyo suxufiyiinta ay xukuumaddu xadhiga kula kacday, waxaana dad weynahan banaabaxa sameenayay hor kacaayay masuuliyiinta asxaabta mucaaridka ah oo uu kamid ahaa musharaxa madaxweyne ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen, iyaga oo ku dhawaaqaayay ereyo ay ku diidan yihiin cabudhinta iyo caga juglaynta ay xukuumaddu ku hayso saxaafadda xorta ah
DAAWO VIDEO