HUBAAL: Tartanka Musharraxnimada Madaxweyne Ee Xisbiga KULMIYE Oo Soo Kordhaysa Iyo Siyaasi Qurbe-joog Ah Oo Shaaciyey Hankiisa Musharraxnimo. Ka Bogo Waraysi Uu Bixiyey
London (Hubaal):-Waxaa soo kordhaya siyaasiyiinta shaaciyay inay u tartamayaan musharraxa Madaxweynaha Somaliland ee Xisbiga talada haya ee KULMIYE dhexdiisa, waxaana tii ugu dambaysay ku dhawaaqay Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyay dalka Ingiriiska Axmed Cumar Sangoore. Hadaba halkan ka daawo waraysi uu bixiyay oo uu kaga hadlayo hankiisa musharaxnimo.