Hargeysa (Hubaal)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo maanta qaabiley Dhamaan Badha-saabadii Gobolada Somaliland iyo Maayaradii Magaalo madaxyada Gobolada Dalka.
kulankan oo ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland waxa madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Mudane Cali Maxamed Warancade, iyo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan.
waxaana halkasi hadalo k soo jeeyey Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Madaxtooyada iyo Madaxweynaha oo ugu danbayn soo gunaanaday Shirkaasi.
Haddaba Halkan Hoose Ka DAAWO Sawirradii Kulankaasi