Hogaanka Cusub ee Dhowaan loo Doortay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Hogaankii Hore ee Ururka, iyadoo Munaasabaddii xilwareejinta oo ku qabsoontay Hotel maansoor ee Magaalada Hargaysa ay ka soo qayb galeen Xubnahii Gudida ee Ururka, boqolaal suxufiyiin ah, madaxda Xarumaha iyo shirkadaha warbaahineed ee Dalka, mas’uuliyiin ka kala socotay Asxaabta Siyaasadeed ee Qaranka, Madaxda Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta, xubno ka socday Hay’adaha bulshada rayidka ee Dalka iyo Marti sharaf kale.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Hoggaanka Cusub Ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Maanta Xilkii La...