Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ay Weheliyaan Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Iyo Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiiradda Somaliland Ayaa Ka Qayb Galay Furitaanka Rug Ganacsi Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Hargaysa.
Munaasibad Loo Qabtay Furitaanka Rugtaasi Ayaa Waxa Ka Hadlay Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye,Wasiiro,Culimo Awdiin Iyo Aqoonyahano Tiro Badan Oo Ka Warbixiyay Baahida Ay Caasimada Hargaysi U Qabtay Rug-Ganacsiyeed Noocan Oo Kale Ah .