Ceergaabo (Hubaal) -Dhismaha wadada Ceerigaabo ayaa saaka si rasmi ah uga bilowday barta ay wadada ceerigaabo kaga baydho wadada isku xidha Burco iyo Laas-caanood gaar ahaan Ina-afmadoobe oo ahayd halkii uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Dhagaxa-dhigay Taariikhdu markay ahayd 16-09-2012, Balse nasiib wanaag maanta oo ay taariikhdu tahay 09/05/2014 waxa si raasmi ah loo bilaabay wadadaasi.
DHAGEYSO: