HALKAN KA DAAWO Wefti Uu Hogaaminayo Maayirka Caasimada Dalka Jabuuti Oo Maanta Soo Gaadhay Magaaladda Hargeysa

0
27

Duqa Caasimada hargeysa mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa maanta ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Cigaal airport wefti balaadhan oo uu hogaaminayo dhigiisa caasimada Jabuuti ee dalka Jabuuti

soo dhaweyn kadib ayaa labada maayir waxay warbaahinta kula hadleen qolka VIP-da ee madaarka hargeysa

maayirada hargeysa iyo jabuuti

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here