HALKAN KA DAAWO: Nuxurka Heshiis Ay Maanta Somaliland Iyo Itoobiya Ku Kala Sexeexdeen Hargeysa

0
26

Somaliland Iyo Itoobiya Oo Heshiish Ku kala Saxeexday Maanta Magaalada Hargeisa heshiiskaasi oo ahaa mid dhinaca iskaashiga labada dal ah ayaa waxa u kala saxeexay wasiirada Arimaha dibada somaliland iyo sidoo kale Wasiirka Maaliyada Itoobiya oo isagu Hogaaminayey waftigan itoobiyaanka ah ee dhawaan soo gaadhay magaalada hargeisa

itoobiya

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here