Musharaxa Madaxweyne Ee UCID Oo Sheegay Inay Ku Jahwareereen Qodobada Heshiiska Ee Diiwaangelinta Madaniga iyo ta Codbixiyaha
“waxaan arkaayay kala hadal uu mid walbaaba leeyahay kaasbaa sax ah iyo kaa kaa sax ah, waan ku jahwareernay sida ay dadkuba ugu jahwareereen heshiiskaa la sheegayo ee la gaadhay” Musharax madaxweyne ee xisbiga Ucid