HUBAAL: Heestan Oo Hal-ku-dheggeedu yahay DAAWO-DAAWO, Waxa Ereyada, Naaxiyadda iyo Codkiisaba Inagu soo gaadhsiinaya Fanaanka dhalinta yar ee Cawaale Ismaaciil Oo Cawaale-deeqsi lagu Naanayso. Heestu waa Mid Wadani ah oo qayb ka ah dabaal-degga xuska sanad guurada 23aad ee kasoo wareegtay gooni isu taagga SOmaliland ee 18 MAY. Waxa Heestan Fanaanka la Jiibinaya Kooxda dhaqanka iyo Ciyaaraha Somaliland ee SOCSA [Somaliland Cultural and Sports Association]. Heesta waxa soo saaray isla markaana duubisteeda iyo isku dubaridkeeda iska leh Sawirqaadaha khabiirka ah ee Maxamed Aw Aadan, waxaanay soo baxday heestu Arbacadii toddobaadkii inna dhaafay.
DAAWASHO Wacan