HALKAN KA DAAWO Guddoomiyaha Degmada Duruqsi Oo Jawaab Ka Bixiyey Eedaymo Musuq-Maasuq Oo Loo Soo Jeediyey

0
100

Gudoomiyaha DEgmada Duruqsi Oo Ka Jawaabay Eedaymo Musuq Maasaq Oo Loo Soo Jeediyey

wararkan waxa bixiyay dad aan wax ogeyn oo ka been abuura madaxda, xukuumadda Siilaanyo waa ta horumarka u keentay degmada

“waana degmada qudha ee horumarku ka muuqdo markaa waxaan leeyahay dadka noocaas ah inaanay ummadu u dhegtaagin waxaanan uga digayaa dadka waxaas ku kaca inay ka waantoobaan” guddoomiyaha Duruqsi

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA GUDDOOMIYAHA OO KA HADLAYA

 

 

gudomiyaha duruqsi

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here