Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa walaac ka muujiyay doorashada oo wakhtigeeda ku qabsoomi weyda
Labada xisbi mucaarid iyo Madasha wada-tashiga ayaa waxay si wadjir ah u sheegeen in haddii xukuumaddu ay doorashada ku qaban weydo xiligeeda ay ku baaqi doonaan xukuumad ku meel gaadh ah