HALKAN KA DAAWO: Dugsiyada Sare Ee Hargeysa Oo Ku Tartamaya Xifdiga Qur’aanka Kariimka
Munaasibada lagu daahfuray tartanka xifdiga quraanka kariimka oo uu soo qaban qaabiyay dugsiga sare ee Sheekh Ibraahin Sheekh Yuusuf Sheekh Madar ayaa lagu qabtay magaaladda Hargeysa