“Waxaan kula socod siinaynaa in madaxda Sooyaal ay xafladan ku qabanayaan Maansoor Hotel, sidaa darteed waxaan kula socodsiinaynaa in aan hoteelkaaga lagu qaban Karin”….Wasiir ku xigeenka Amniga
“Halkuu joogay ninka leh ma qaban kartid xafladda shuhadada haddii aan fursad u helay oo aan idhi waan qabanayaa…? Magacan Halgan bilaash kulama bixin….” Sahra Halgan
HALKAN KA DAAWO: Amarro Xukuumadda & Jimciyadda Sooyaal Ay Fanaannada Sahra-HALGAN Ugu Diiddeen Inay Xusto Una Faataxayso Shuhadada SNM