Wasiir Warancade oo jawaab ka bixiyay hadaladii mawqifka xambaarsanaa ee mucaaridku ka istaagay haddii doorashadu ku qabsoomiweydo muddadeeda,cadeeyayna in siddii caadada ahayd dawladdu sii shaqey doonto,xataa haddii aanay doorashooyinku ku qabsoomin xiligii loogu talagalay

“waxaan jeclahay inaan halkan ugu quus gooyo mucaaridka,waxaan leeyahay in dalkani leeyahay nidaam layska soo dhaxlay,laysku bedelay oo ah dawlad shacabku doortay oo kalsoonideeda siiyeen,wuxuun baa bedeli kara dawlad kale oo shacbku doorteen oo ay kalsoonidooda siiyeen” wasiir warancade