Hargeysa (Hubaal) Waxa daaha laga rogay madal lagu soo bandhigi doono diiwaanka Qur’aanka iyo Sayniska oo ka hadlaya masalooyinka lagu yaqiinsaday cilmi baadhista aadamahu sameeyaan ee la sameeyay
Waxa farxad ah in aan bulshada Somaliland la wadaago in uu soo baxay Diiwaanka Quraanka iyo Sayniska oo ka warramaya masalooyinka lagu ogaaday cilmi-baadhista aadumhu sameeyaan ee la sameeyay gu’yaal dhawaa, balse uu Quraanka Kariimka ahi ka warramay 1400 sanno ka hor.
Waa dhigane ay akhriyeen, ereyana ku leeyihiin aqoonyahanno waaweyn oo reer Somaliland ahi, waxa qoray Imaam Siciid Maxamuud Gahayr.. Bulshada jecel akhriska iyo kordhinta aqoontooda diiniga iyo maaddiga ahba waxa aan ku wargelinaynaa in laga heli karo
Baabusalaam Bookshop: Galbeedka Fooqa Faarax Joome ee Hargeysa
Redsea Online Bookshop: Fooqa Oriyatanka ee Hargeysa
Qiimuhu waa $6.
Allaa Mahad Leh
Imaam Siciid Maxmuud Gahayr