HALKAN KA DAALACO: Waraysi Gaar Ah : Afhayeenka Ururka JIIDALI Oo Farta Ku Fiidhay Jiritaanka Ururkooda iyo Sababta Xukuumaddu Uga Didsan Tahay  

0
46

“…..Haddii La sharaysto Jiidali Wallaahi Shar bay Noqonaysaa, Haddiii Nalagu Qasbo Meel Aanaan u Socon Annagaa..”

*************

Nin waliba Wuxuu Xaq U Leeyahay In reerkoodu Tashado, Waayo Maalintii Madaxweynuhu  reerkooda shirinayay ee ay Somaliland oo dhan ka tashanayeen…”-Faysal Cumar Madar (Qumuj)

Hargeysa ()- Afhayeenka Ururka Dhalinyarada Beelaha Subeer Awa lee Jiidali Faysal Cumar Madar (Qumuj) ayaa Jawaab ka bixiyey Hawl gal fashilmay oo ay xalay  xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku damacday in lagu qafaasho qaar kamid ah hoggaanka ururka Jiidali…..Haddaba Si aad Warkaas oo faahfaahsan u akhrisato Guji Sawirka Hoose ee Afhayeenka oo ka bogo waraysigiisa oo dhan.

Faysal-Qumuj

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here