Hargaysa (Horweyn): Dawladda Wadanka Ingiriiska Ayaa Shaacisay casuumad Ay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed MAxamuud Siilaanyo Ugu Samaysay Markab ay Leeyihiin oo ku soo xidhay Dekeda Magaalo Xeebeeda Berbera Ee Somaliland.
Safiirka dawladda Britain u fadhiya Somaliland/Somalia Neil Wigan, ayaa sheegay inuu madaxweyne Siilaanyo kala hadlay inay wada hadallo ku yeeshaan masuuliyiin ka tirsan Ingiriiska Markab ciidan oo lagu wado inuu caawa soo istaago magaalo xeebeedda Berbera.
Guji Sawirkan Hoose Si Aad warkaas oo faahfaahsan u Akhrisato