HALKAN KA AKHRI: Xildhibaan Ismaaciil-Cagoyare OO Shaaciyey Siyaaraddii Beelaha Muuse Abokor (HT)+Hadalkii Buur-Madowna Taageeray

0
22

Hargeysa (Hubaal)- xildhibaan Ismaaciil Jaamac Xirsi (Cago-yare) oo ka mid ah xildhibaannada golaha deegaanka Caasimada Hargeysa ayaa shaaca ka qaaday in  horaanta bisha 1aad ee sanadka soo socda ee 2015-ka la qaban doono siyaarada Sheekh Muuse Abokor oo ka mid ah Beelaha Habar Jeclo.

xildhibaan-cagoXildhibaan Cago yare oo War qoraal ah oo kooban soo saaray maantu waxa uu sheegay in 10-ka bisha January ee sanadka 2015ka la qaban doono siyaarada Beelaha Muuse Abokor (HT), taas oo ka qabsoomi doonta Deegaanka Laas Muuse.

Sidoo kale waxa Xildhibaanku Sheegay in uu taageersan yahay hadalkii shalay ka soo yeedhay boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur Madow.

Gebogabadii waxa xildhibaan Cago yare ugu baaqay shacbiga Somaliland, gaar ahaana Beelaha Habar Jeclo ee ku dhaqan  dalka gudihiisa iyo dibadiisa in ay ka soo qayb galaan siyaarada Sheekh Muuse Abokor, taas oo huwan duco, dardaan iyo wada tashi.

Kasoo Qayb galkaagu waa Muhiim

Allaa Mahad Leh

Xil. Ismaaciil Jaamac Xirsi (Cago-yare)

Qaban-qaabiyaha Siyaarada

 Ismaaciil A4 100pcs

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here