Hargeisa{DN/Hubaal} Saddex Qodob Oo Soomaliland Ku Bur-Burikarto Oo Soo Badanayaa Beryihii U Danbeeyaay’Iyo Dareen La,aanta Shacabka iyo Dhool Ka Qosolka Soomaliland Diidka
hadaba halkan ka akhri digniin uu muwaadinkan oo la yidhaa MukhtaarNadaara uga digayao bulshada reer Somaliland iyo Rajadda La,aan Bal Akhri.
Waxaa Mahadnaq-Iyo ugaaryeelid mudan Eebeheen ,sareeye,ee inoo suurta geliyaay inaan Awood ,Karti,Wakhti u helno Qoraalkan ,oo hadaan alle saamixin,Inana siin Caqli,garsheed aynaan waxba Qori karneen,waxa Akhriyikarneen,Marlabaadkana waxaa ,Aaman ,Mudan Akhristayaasha ,Gaar ahaan Kuwa Qaderiya ,Maamusa,Ildheer ule Qaraaladaydan Taxanahaa.
Intaa kadib waxaan Walaalyaal ,Hore uga soo hdalnay Qaybtii 1aad: laakiin Qaab Qoraalada ,kale ka yar duwan ayaan ,u soo bandhigaynaa,waxaan samaynaynaa Qaybta marka aynu Qodobada sheegno Ayaaynu hadana sharaxaynaa,si ay dadku u fahmaan ,waayo ,Dadku isku fahan ,iyo isku waxa Garasho ,midna ,maaha ,markaa inaguna ,dadka ayaaynu ,la jaanqaadaynaa ,Jiil-walba,Da’kasta ,iyo ,Garaadkastaba ,Yaanaan ku dheeraan Ee manta Qodobadan ,Sharaxayaa,Berina ,iinsha aallah ,Qaybtii Labaad oo xiiso badan Aayaan idin soo Gudbinayaa ,Ee Fadlan Idinkuna ,wixii Qalaldaada ,Wixii ,Talaa ,Wixii Turxaana ,waan idinka sugaaya .
Ogaysiis:Waxaa Jira Buug gaara oo aan ku kala qiimeeyo ,dhaawaana ,aan soo bandhigidoona ,Dadka Maqaalayada ka soo hadla,xataa Ka Caanaan ,Tusha ,iga saara ? waayo? Ilaahay Khayr ha siiyo Qof waxaan ku Qaldamay iisheega ,Qofka Tala isiiyana ,waabuu sii laba laabanyahay waxaanad IIgu soo sheegi ,kartaa Mobilka ,Gacanta 0634431347 ama Email:Mukhtaar_1991@hotmail.com…. waxaanad iga helidoontaa maqaalkasta ,jwb munaasiba ,oo Waa Faqsan ,Diinteena ,Dhaqankeena ,INSHA AALAH.
Intaa ka dib manta waxaan is ddul taagi doonaa qodobkaa aan xaga hore ku soo xusay wixii aalle iga garansiiyo iinsha allah idinkuna waad iigu daridoontaan wixii aan ilaaway aniga iyo bulshadaba iinsha allah ,aan u gudbee waxaynu manka ku haynaa in aduunka qaran walba ku dhisan yahay Ka fiirsi wixii duminayaa ama waxa yeelaynaaya si uu qarankaasi u dhisnaado ,uguna taagnaado Cagihiisa .
Hadaba Xaalka iyo Marxaldda oo sidaaasa waxaan ogsoonahay in qarankan soomaliland u baahanyahay ka fiirsi iyo ka taxadar wixii dhib u keenaya Dawaladda ,iyo shacabkaba taas oo ay muhimtahay in aynu wadda ogaano bulshooy ,hadaynaan ogaanin waxaa lag ogsoonyahay in xaalku is bedelidoono oo ay xaaladu ku noqondoonto Kala Guur ,Kala Hayaan ,Kala Caroow ,Kala Guurayn ,Kala Hiliftan ,Is maan did,is nebcaysi,Is maqaalufo xumaysi ,iyo Wer-Wer Colaadeed oo aakhirka bilaabma,hadaba si taaas looga bad baado si taa looga nasto ,si taas looga meer-meero si taas loo gees maro sitaas looga baxsaddo ,si aan taasi u dhicin waa in la sameeyaa Qodobo Waddo u noqonkara Guusha ,Gantaala U noqonkara Guuldaradda .
Yanaan Hadalka inku dheerayne :Manta waxaan arkaa Inay Dalka ku soo badanayaan Waxayaab dhaawac badan keeni kara oo ilaa Lix Qodob Gaadhaya laakin manta saddex ayaan Qorayaa Maalinta Xigtana waan sharaxayaa iinsha allah maalinta kalana saddexda kale ayaan soo qorin iinsha allah ,aan saddexdan ku horeeyee waxay kala yihiin :
1)Khilaafyo Xoogaan Oo Soo Noq Noqonaaya Mudooyinkii U Danbeeyaay,khilaafyadda Oo kala ah(A )Xagga Siyaasadda (B)Xagga Dhaqanka (C)Xagga Deegaanka (D)Xagga Xuduudaha. (F)Xagga Xidhiidhka Caalamigaa.
2)Dhalinyaradii Oo Ku Noqotay Khilaafyo,Beeleed,Mid Siyaasadeed,Mid Deegaameed iwm.
3)Dawlad Caban,Dawlad Hanjabaad badan ,Dawlad Cabudhis badan ,Dawlad Mucaarid Neceb taas oo sabaabta Kala Fogaansho iyo Nacayb ku beer dhalinayadda Xagga Dhalinayardda.
Yanaan dheerayne manta intaa ayaan ku joojinayaa beribaan inta hadhay oo aad u macaaan raacindoonaa haddii alle idmo hana yaraysan Qodobadan Qodobada danbaa macaanaynaaya ,Oo Dhanaanaynaaya,oo waafi ka dhigaaya,oo aad ku qancine ,Dawladana waxaan leeyahay No Cadho wixii jiraynu yartaabaneee.
By:Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara)
Burao/Somaliland Mobil:0634431347
Email:Mukhtaar _1991@hotmail.com