Bayaan: Aqoonyahanka iyo Dhalinyaradda Beelaha Ciidagale oo Qaadacay Qorshaha Diiwaan-gelinta Madaniga ah
Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland
Ku: Axsaabta Qaranka Somaliland
Ku: Cid kasta oo daneynaysa Nabada Iyo Horumarka Somaliland
Og: Wasaarada Arrimaha Gudahaiyo GudigaDiiwaan-Gelinta
Horudhac
Diwaan-gelinta madaniga ahi waxa ay muhiim u tahay in la sugo aqoonsiga muwaadinka, qorshaynta adeegyadda bulshada, jaangoynta barnaamijyada iyo siyaasadaha horumarineed. Diwaan-gelintu waxa kale oo ay fure u tahay in ay helaan muwaadiniintu xuquuqdooda siyaasiga ah oo ay kaga gedisan yihiin dadka ajaanibka ah ee dalka la degen.
Hasayeeshe’e, Nidaamka dawladuhadda u qorsheysay Diiwaangelintu waa nidaamaan caddaalad ku dhisnayn oo si badheedh ah loogu talagalay in lagu dulmiyo xuquuqda muwaadiniin gaar ah oo keeneysa khal-khal siyaasadeed iyo mid amniba.
Beesha Ciidagele waxay daadafaynaysa qorshaha ay Diiwaan-gelinta u dejiyeen Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Guddiga Diiwaan-gelintu sabaha soo socda awgood:
- Diiwaan-gelinta madaniga ah ee hadda la wado waa mid si badheedha loo siyaasadaynayo oo bulshadeena qaybka mid ah la rabo in tiradooda hoos loogu dhigo si mustaqbalka saamiga adeegyada bulshada, mashaariicda horumarinta iyo waliba ka qayb-qaadashadooda dhinaca siyaasada iyana loogu wiiqo. Tusaale ahaan, Qorshahashan-ta degmo ee Hargeysa ee lagu saleeyey hadda Diiwaan-gelintu meel uu ku salaysanyahay majiro; maxaa yeelay waa in lagu saleeyo afar-tii degmo ee maamulkii Siyaad bare laga dhaxalay AMA siddeeda degmo ee Golaha Deegaanka ee sida sharciga ah lagu soo doortay ansixiyeen. Hargeisi waxa ay ka koobnayd afar waaxood xiligi idawladii Siyaad Barre halka degmeda Ibraahim Koodbuur uu ku daray Maxamed Xaashi Cilmi Muddadii mayarka hargeysa ka ahaa. Waxa iyana xusid mudan in Golahii Deegaanka ee la soo doortay uu ku kordhiyay saddex degmo oo kala ah: Maxamed Mooge, Macalin Haaruun iyo Sheekh Cumar oo ka dhigaysa tirade guud sideed degmo. Haddaba waxaay su’aali ka taagantahay sababta guddidadiiwaan-gelintu ugatagtay saddex degmo oo Gole Deegaanoo la soo doortay magacaa been.
- Beesha ciidagale cid ku meteshaa ma jirto guddi dadiiwaan-gelinta (steering committee-gaiyo task force ka midna) waana midda keentay in lagu jiif sado beesha marka la eego tirada goobaha diiwaan-gelinta loo qorsheeyay iyo goobaha ay ka dhigeen intaba.
- Degmada Salaxley oo ay hoos yimaadaan in ka badan 30 tuulo ahna degmada ugu ballaadhan degmooyinka hoosyimaa dagobolka Marooji-Jeex ayaa si ula kac ah loogu yareeyay tirada goobaha diwaan-gelinta. Waxa yaab le sabab taguddi dadiwaan gelintu ugused-buriyeen degmooyin darajadoodu ‘D’ tahay oo aan gole degmo oo la soo doorta lahayn la nasiiyay tiro ka badan inta loo qoondeeyay degmada Sallaxley.
- Diwaan-gelinta madaniga ah ee dalka la rabo in laga fuliyo waa mid aan lahayn sharciyad barlamaanku ogolaaday, waa ta keentay in sida ay doonaan xubnaha guddida diwaangelintu u jaangooyaan rabaan na in ay sida ay doonaan u maamulaan.
- Waxa iyana xusid mudan in barnaamijyada iyo siyaasadda dawladu ay dhan kararan yihiin oo aanay haba yaratee aan waxtixgalin ah la siinin beesha. Tusale, hagardaamada joogtada ah ee arrinta biyaha balaadhinta, Jaangoyntii cadaalada darada ku dhisnayd ee tirakoob-kii wasaaaradda qorshayntu hormuudka ka ahayd iyo saami qaybsiga siyaasadeed iyo arrintan diiwaangelinta Madaniga ee maantuba waxay marag ka yihiin siyaasadda qaawan oo badheedh ka dhan ah beesha oo ay caadaysatay xukumadda kulmiye.
- Caddaalad darradu waa sababta dawladnimadda ragaadisa kana dhigta mid aakhirka guul-daraysata. Maanta geyiga Somaliland waxa ka muuqda saan saan aad u fool xun oo ay keentay caddaalad xumada jirtaa. Waxa wax lagu cibro qaata inoogu filan sida foosha xun ee loo fogeeyay walaala heena barriga Somaliland dega oo halkii siyaasa toolmoon oo wax ka qabata cabashooyin kooda iyo sed-bursiga jira laga hirgelin lahaa loogubedelay in xabbad io dagaal xal la moodo. Waxa iyana xusid mudan dhawaqyadda saluugsan saami qaybsiga maamulka dawladeed ee ka soo yeedhaya beelaha galbeed-ka Somaliland oo horyseedi kara kacdoon dadweyne hadaan xukumadda maanta jirtaa ka waan too bin iska indho tirka badheedhka ah ee ay ku hayso Bulshadeeda, mana ku koobnaan doonto oo keliya cidhifyada somaliland.
Gebogebo:
- Beesha Ciidagale waxa ka go’an in aannay kadhici doonin diiwaan-gelintan dhinac ka rarani dhammaan dhulkaBeeshu degto.
- Haddii Dawladdu isku daydo in ay ka fuliso diiwaan-gelinta madaniga ah deegaanka Beeshu degto iyadoo la raacayo habka hadda wax loo qaybiyay, waxaanu ogeysiinaynaa in dawladdu masuulka noqon doonto cawaaqib xumada ka timaada.
- Waxaan uugu baaqaynaa dhammaan Salaadiinta, Boqoradda , cuqaasha, madaxda degmooyinka Siyaasiyiinta iyo wax-garadka Beesha in ay is hortaagaan oo aanay ogolaan in la marsiiyo diwaan-gelintamadaniga ah.
- Waxaan uugu baaqaynaa axsaabta qaranka iyo Goleyaasha sharci dejinta in ay is hortaagaan diiwaangelin aan xeer sharci ah lahayn oo horseeedi karta mushkilado hor leh iyo khal-khal siyaasadeed iyo mid amniba.
Allah Ayaa mahad leh.
Hooska dhugo nuqul Ku saabsan xogta goobaha logo qorsheeyey diwaangelinta madaniga
Golaha dhalinyaradda iyo aqoonyahanka Beelaha Daauud ismail Ciidagale.
Halkan Hoose Ka Daalaco Goobaha Loo qorsheeyey In Diiwaangelintu Ka Dhacdo
200 Center Names
A | B | C | D | |
1 | C. No | Region Associated | District Associated | Registration Center/ Name |
2 | Saylac 7 Centers | |||
3 | 1 | Awdal | Saylac | Saylac city |
4 | 2 | Awdal | Saylac | Xariirad |
5 | 3 | Awdal | Saylac | Toqoshi |
6 | 4 | Awdal | Saylac | Caasha Cadda |
7 | 5 | Awdal | Saylac | Ceel Gaal |
8 | 6 | Awdal | Saylac | Cabdulqaadir |
9 | Lughaya 4 Centers | |||
10 | 7 | Awdal | Lughaya | Lughaya |
11 | 8 | Awdal | Lughaya | Gargaara |
12 | 9 | Awdal | Lughaya | Geerisa |
13 | 10 | Awdal | Lughaya | Garba-Dadar |
14 | Boorame 12 Centers | |||
15 | 11 | Awdal | Boorame | Qunujeed A |
16 | 12 | Awdal | Boorame | Qunujeed B |
17 | 13 | Awdal | Boorame | Idhanka |
18 | 14 | Awdal | Boorame | Dugsiga Sheekh Cali Jawhar b |
19 | 15 | Awdal | Boorame | Xarunta Taraafikada b |
20 | 16 | Awdal | Boorame | Dusiga Ardaale b |
21 | 17 | Awdal | Boorame | Bacadlaha Boorame b |
22 | 18 | Awdal | Boorame | Dhirta iyo Daaqa b |
23 | 19 | Awdal | Boorame | Abu-Qays b |
24 | 20 | Awdal | Boorame | Boon A |
25 | 21 | Awdal | Boorame | Boon B |
26 | 22 | Awdal | Boorame | Dila A |
27 | Baki 5 Centers | |||
28 | 24 | Awdal | Baki | Baki |
29 | 25 | Awdal | Baki | Ruqi |
30 | 26 | Awdal | Baki | Cali Xaydh |
31 | 27 | Awdal | Baki | Jara-Oroto |
32 | 28 | Awdal | Baki | Geed Diqsi |
33 | Gabilay 12 Centers | |||
34 | 29 | Maroodi-Jeex | Gabilay | Gabilay A |
35 | 30 | Maroodi-Jeex | Gabilay | Gabiley B |
36 | 31 | Maroodi-Jeex | Gabilay | Agabar |
37 | 32 | Maroodi-Jeex | Gabilay | Wajaale A |
38 | 33 | Maroodi-Jeex | Gabilay | Wajaale B |
39 | 34 | Maroodi-Jeex | Gabilay | Geed-Balaadh A |
40 | 35 | Maroodi-Jeex | Gabilay | Geed-Balaadh B |
41 | 36 | Maroodi-Jeex | Gabilay | Arabsiyo |
42 | 37 | Maroodi-Jeex | Gabilay | Bus |
43 | 38 | Maroodi-Jeex | Gabilay | Boodhley |
44 | 39 | Maroodi-Jeex | Gabilay | Alaybaday A |
45 | 40 | Maroodi-Jeex | Gabilay | Alaybaday B |
46 | Balli Gubadle 6 Centers | |||
47 | 41 | Maroodi-Jeex | Balli Gubadle | Balli-Gubadle |
48 | 42 | Maroodi-Jeex | Balli Gubadle | Balli-Cabane |
49 | 43 | Maroodi-Jeex | Balli Gubadle | Gunburaha |
50 | 44 | Maroodi-Jeex | Balli Gubadle | Qori Cado |
51 | 45 | Maroodi-Jeex | Balli Gubadle | Jibaaqe |
52 | 46 | Maroodi-Jeex | Balli Gubadle | Saylo Bari |
53 | Salaxlay 5 Centers | |||
54 | 47 | Maroodi-Jeex | Salaxlay | Salaxlay |
55 | 48 | Maroodi-Jeex | Salaxlay | Aadan Abokor |
56 | 49 | Maroodi-Jeex | Salaxlay | Qool-Buulale |
57 | 50 | Maroodi-Jeex | Salaxlay | Araweelo |
58 | 51 | Maroodi-Jeex | Salaxlay | Ina Guuxaa |
59 | Farawayne 4 Centers | |||
60 | 52 | Maroodi-Jeex | Hargeysa-Faraweyne | Faroweyne |
61 | 53 | Maroodi-Jeex | Hargeysa-Faraweyne | Latta Faroweyne |
62 | 54 | Maroodi-Jeex | Hargeysa-Faraweyne | Wado Makaahiil |
63 | 55 | Maroodi-Jeex | Hargeysa-Faraweyne | Wado Bariis |
64 | Dara-Salaam 3 Centers | |||
65 | 56 | Maroodi-Jeex | Hargeysa-Dara-Salaam | Dara-Salaam |
66 | 57 | Maroodi-Jeex | Hargeysa-Dara-Salaam | Ilinta Dhexe |
67 | 58 | Maroodi-Jeex | Hargeysa-Dara-Salaam | Ceel Sheekh |
68 | Laasgeel 2 Centers | |||
69 | 59 | Maroodi-Jeex | Hargeysa-Laasgeel | Dacar-Budhuq |
70 | 60 | Maroodi-Jeex | Hargeysa-Laasgeel | Dararweyne |
71 | Sabo-Wanaag 5 Centers | |||
72 | 61 | Maroodi-Jeex | Hargeysa-Sabo-Wanaag | Sabo Wanaag |
73 | 62 | Maroodi-Jeex | Hargeysa-Sabo-Wanaag | Bali Axmed |
74 | 63 | Maroodi-Jeex | Hargeysa-Sabo-Wanaag | Maygaagta (Farjanno) |
75 | 64 | Maroodi-Jeex | Hargeysa-Sabo-Wanaag | Lebi Sagaala A |
76 | 65 | Maroodi-Jeex | Hargeysa-Sabo-Wanaag | Balli Ugaadh |
77 | Cadaadley 2 Centers | |||
78 | 66 | Maroodi-Jeex | Hargeysa-Cadaadley | Cadaadley A |
79 | 67 | Maroodi-Jeex | Hargeysa-Cadaadley | Gadhka Warsame Xaad |
80 | Hargeysa City 21 Centers | |||
81 | 68 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | Gacan-libaax |
82 | 69 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | Gacan-libaax |
83 | 70 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | Gacan-libaax |
84 | 71 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | Gacan-libaax |
85 | 72 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | Gacan-libaax |
86 | 73 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | 26ka Juun |
87 | 74 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | 26ka Juun |
88 | 75 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | 26ka Juun |
89 | 76 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | 26ka Juun |
90 | 77 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | 26ka Juun |
91 | 78 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | Maxamuud Haybe |
92 | 79 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | Maxamuud Haybe |
93 | 80 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | Maxamuud Haybe |
94 | 81 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | Maxamuud Haybe |
95 | 82 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | Axmed Dhagax |
96 | 83 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | Axmed Dhagax |
97 | 84 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | Axmed Dhagax |
98 | 85 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | Axmed Dhagax |
99 | 86 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | Ibraahin Koodbuur |
100 | 87 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | Ibraahin Koodbuur |
101 | 88 | Maroodi-Jeex | Hargeysa City | Ibraahin Koodbuur |
102 | Berbera City 22 Centers | |||
103 | 89 | Saaxil | Berbera City | 26ka Juun b |
104 | 90 | Saaxil | Berbera City | Wakaaladda Biyaha b |
105 | 91 | Saaxil | Berbera City | Bisha-Cas b |
106 | 92 | Saaxil | Berbera City | Imaamu-Shaafici b |
107 | 94 | Saaxil | Berbera City | Finland b |
108 | 95 | Saaxil | Berbera City | Wasaaradda Beeraha b |
109 | 96 | Saaxil | Berbera City | MCH ka Berbera b |
110 | 97 | Saaxil | Berbera City | Jaama-Laaye b |
111 | 98 | Saaxil | Berbera City | Barwaaqo b |
112 | 99 | Saaxil | Berbera City | Dugsiga Burco Sheekh b |
113 | 93 | Saaxil | Berbera | Raarida Buulka |
114 | 100 | Saaxil | Berbera | Adhi Caddays |
115 | 101 | Saaxil | Berbera | Karin |
116 | 102 | Saaxil | Berbera | Laalays |
117 | 103 | Saaxil | Berbera | Sheekh Abdaal |
118 | 104 | Saaxil | Berbera | Laaso-Dacawo |
119 | 105 | Saaxil | Berbera | SALAY Biyo Kulul |
120 | 106 | Saaxil | Berbera | Laas-Ciidle |
121 | 107 | Saaxil | Berbera | Mandheera |
122 | 108 | Saaxil | Berbera | Xagal |
123 | 109 | Saaxil | Berbera | Bullaxaar |
124 | 110 | Saaxil | Berbera | Ceel-Daraad |
125 | Sheekh 6 Centers | |||
126 | 111 | Saaxil | Sheekh | Sheekh C |
127 | 112 | Saaxil | Sheekh | Suuq-Sadde |
128 | 113 | Saaxil | Sheekh | Galooley |
129 | 114 | Saaxil | Sheekh | Dubur |
130 | 115 | Saaxil | Sheekh | Gidheys |
131 | 116 | Saaxil | Sheekh | Go’da Weyn |
132 | Burco 20 Centers | |||
133 | 117 | Togdheer | Burco City | Xaafada General Cali Xuseen |
134 | 118 | Togdheer | Bariga Burco | Khayrida b |
135 | 119 | Togdheer | Bariga Burco | Xannaanada Oktoober b |
136 | 120 | Togdheer | Bariga Burco | Dugsiga Sheekh Ibraahim b |
137 | 121 | Togdheer | Bariga Burco | Xaafadda Plaza b |
138 | 122 | Togdheer | Bariga Burco | Xaafadda London b |
139 | 123 | Togdheer | Galbeedka Burco | Dusiga 15 May b |
140 | 124 | Togdheer | Galbeedka Burco | Daabaqaadii Hore b |
141 | 125 | Togdheer | Galbeedka Burco | Bacadlaha b |
142 | 126 | Togdheer | Galbeedka Burco | Dugsiga VTC b |
143 | 127 | Togdheer | Galbeedka Burco | Sayladda Xoolaha b |
144 | 128 | Togdheer | Burco | Riyo-Xidho B |
145 | 129 | Togdheer | Burco | Duruqsi C |
146 | 130 | Togdheer | Burco | Qoryaale |
147 | 131 | Togdheer | Burco | Balli-Dhiig A |
148 | 132 | Togdheer | Burco | Waraabeeye |
149 | 133 | Togdheer | Burco | Dhoqoshey B |
150 | 134 | Togdheer | Burco | War-Cimraan A |
151 | 135 | Togdheer | Burco | Kalbarre |
152 | 136 | Togdheer | Burco | Qoyta |
153 | Oodweyne 6 Centers | |||
154 | 137 | Togdheer | Oodweyne | Oodweyne B |
155 | 138 | Togdheer | Oodweyne | Gatiitaley |
156 | 139 | Togdheer | Oodweyne | Raydab Khaatumo |
157 | 140 | Togdheer | Oodweyne | Haro Sheekh |
158 | 141 | Togdheer | Oodweyne | Xaaji Saalax C |
159 | Buuhoodle 3 Centers | |||
160 | 142 | Togdheer | Buuhoodle | Buuhoodle |
161 | 143 | Togdheer | Buuhoodle | Coodanle B |
162 | 144 | Togdheer | Buuhoodle | Qori-Lugud A |
163 | Laascaanood 17 Centers | |||
164 | 145 | Sool | Laascaanood City | Laascaanood A |
165 | 146 | Sool | Laascaanood City | Laascaanood B |
166 | 147 | Sool | Laascaanood City | Laascaanood C |
167 | 148 | Sool | Laascaanood City | Laascaanood D |
168 | 149 | Sool | Laascaanood City | Laascaanood E |
169 | 150 | Sool | Laascaanood City | Laascaanood F |
170 | 151 | Sool | Laascaanood City | Laascaanood G |
171 | 152 | Sool | Laascaanood | Adhi Caddeeye |
172 | 153 | Sool | Laascaanood | Ceel-Cadde |
173 | 154 | Sool | Laascaanood | Gambadha |
174 | 155 | Sool | Dharkeyn Geeye | Dharkayn Geeye A |
175 | 156 | Sool | Yogari | Yogari A |
176 | 157 | Sool | Yogari | Yogari B |
177 | 158 | Sool | Kalabaydh | Kalabaydh A |
178 | 159 | Sool | Kalabaydh | Kalabaydh B |
179 | 160 | Sool | Boocane | Boocane A |
180 | 161 | Sool | Boocane | Boocane B |
181 | Xudun 3 Centers | |||
182 | 162 | Sool | Xudun | Xudun A |
183 | 163 | Sool | Xudun | Xudun B |
184 | 164 | Sool | Xudun | Xudun C |
185 | Taleex 2 Centers | |||
186 | 165 | Sool | Taleex | Taleex A |
187 | 166 | Sool | Taleex | Awr-boogeys |
188 | Caynabo 6 Centers | |||
189 | 167 | Sool | Caynabo | Caynabo B |
190 | 168 | Sool | Caynabo | Wadaamo-Goo |
191 | 169 | Sool | Caynabo | War Idaad |
192 | 170 | Sool | Caynabo | Higlo |
193 | 171 | Sool | Caynabo | Oog A |
194 | 172 | Sool | Caynabo | Berkedda Cali Xirsi |
195 | Ceerigaabo 13 Centers | |||
196 | 173 | Sanaag | Ceerigaabo | Lafoole A c |
197 | 174 | Sanaag | Ceerigaabo | Tuulada Dacar c |
198 | 175 | Sanaag | Ceerigaabo | Lafoole B c |
199 | 176 | Sanaag | Ceerigaabo | Xarunta Dawladda A c |
200 | 177 | Sanaag | Ceerigaabo | Xaafadda Oktoobar B c |