“Hadday Xukuumaddu Muddo 24 Saacadood Gudahood Ay Talaabo Ku Qaadi Weydo,Oo Birihii Lagu Soo Celin Waayo…” DAAWO Bulshada Masallaha Degan Oo Ka Gadooday Dhul Ciidanka Qaranku Dayreen

0
25

Suldaanka Beelaha Somaliland Iyo Waxgarad Madaxweynaha Ugu Baaqay Inuu Deg-deg Wax Uga Qabto Muran Dhul oo U Dhexeeya Ciidanka Qaranka iyo Bulshada Masallaha Degan

Hargeysa(Hubaal) – Hogaanka dhaqanka iyo haldoorka Bulshada Degta Koonfur bari Hargeysa, ayaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ugu baaqay inuu wax ka qabto Garoomo Dhalinyaradu ku ciyaari jirtay oo dad shacab ah laga Iibiyay.

Madaxdhaqameedka iyo waxgaradka kale ee halkaasi ka hadlay ayaa si adag u dhaliilay Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Sarreeye Gaas Ismaaciil Shaqale, oo ay ku eedeeyeen Iibinta dhulkaasi.

masalaha

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here