DAAWO: Weftigii Xisbul-xaakimka Kulmiye ee Safarka ku marayay Gobolda Bariga Somaliland Oo Caynabo Lagu soo dhaweeyay Maanta Iyo Khudbadihii Masuuliyiinta Ee Fagaaraha
Weftigii xisbiga Kulmiye ee uu hoggaaminayay guddoomiye Muuse Biixi Cabdi ee maalmahanba safarka ku marayay gobolda Bari ee Somaliland ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaaladda Caynabo ee gobolka Saraar,halkaasi oo guddoomiye Muuse Biixi khudbad dhinacyo badan taabatay ugu jeediyay meel fagaare ah boqolaal dadweynaha reer Caynabo.