Guddoomiyaha Ururka Qareennada Somaliland Oo Tacsi U Diray Qareen Qaasim Ismaaciil Ducaale Oo Xaaskiisa Marxuumad Jamiila Miigane Ku Geeriyootay Dalka Malaysiya

0
31

Guddomiyaha Ururka Qareennadda Somaliland (SOLLA), isagoo ku hadlaya magaca ururka & ka Guddida Fulinta iyo ka Bahweynta Ururka Qareenadda ee Dhammaan Gobolada Dalka JSL, wuxuu tacsi u dirayaa Qareen Qaasim Ismaciil Ducaale, isagoo ka tacsiyadeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid xaaskiisa Marxuumad Jamiila Miigane Cilmi, oo ku geeriyootay dalka Malaysiya, halkaasina lagu aasay maanta.

tacsiWaxaannu leenahay ilaahay samir & iimaan ha inaga siiyo dhammaanteen geeridaasi naxdinta lahayd.

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun.

Garyaqaan Fawsi Sh.Yonis Xasan

Guddomiyaha Ururka Qareenadda Somaliland (SOLLA)

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here