Guddoomiyaha SOLJA Oo Warbaahinta U Akhriyay Toban Qodob Oo Laga Soo Saaray Kal-Fadhigii 1aad Ee SOLJA Oo Maanta Qabsoomay(DAAWO)

0
31

Kal-fadhigii 1aad ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo maanta ka qabsoomay xarunta ururka ee magaaladda Hargeysa ayaa waxa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban toban qodob,waxaana warbaahinta ka hor akhriyay guddoomiyaha ururkaasi Maxamuud cabdi Jaamac (Xuuto) kana warbixiyay ujeedada shirka maanta golaha dhexe ee ururku isugu yimid.

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here