Engineer Cabdiqaadir Xaashi Cilmi Gudoomiyaha guddiga dhismaha Jidka Dawga cad iyo horumarinta Waqooyiga Hargaysa iyo Sh Cabdilqaadir X Jaamac oo ah G/Xigeenka gudidaasi ayaa ka warbixiyey deeq dhaqaale oo dhowaan ka kala timid dadweynaha reer Somaliland ee gudaha iyo dibadaba
Sida la ogyahay jidka dawga cad waxa uu Isku xidhi doonaa deegaanada xeebaha Waqooyi ee S/land iyo Magaalada caasimada ah ee Hargaysa.
DAAWO MUUQAALKA WARKAN