Guddaha Ka Akhriso: Xilal Cusub Oo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Magacaabay

0
25

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Markii ay u soo jeediyeen Guddida iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Dalka UK iyo Yurub in loo Magacaabo Guddida Mustanbeedka

Xilmagacaabis

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Markii ay u soo jeediyeen Guddida iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Dalka UK iyo Yurub in loo Magacaabo Guddida Mustanbeedka/Anshaxa Xisbiga ee Dalka UK Xubnahan Hoos ku qoran:

ucid

Gudiga Anshaxa/Mustanbeedka

 

1.       Mud. Awil Abdillahi Xayd.

 

2.       Adan Mooge hirse (Adan Ingiriis)-Gudoomiyaha

 

3.       Foosi Xaaji Yuusuf

 

4.       Hassan Moalin Osman

 

5.       Saed Omar Amed(Said UCID)

 

6.       Abokor Mohamed Shukri

 

7.       Abdi Ali Muse(Daakir)

 

8.       DR. Mohamed Abdillahi Mohamed (AAR)

 

9.       Abdihakim Ali Hayd

 

10.     Mohamed Ciise Jaamac

 

11.     Osman Mohamed Ahmed (Alabohaye)

 

12.     10. Sidiiq hussein Abdillahi Hurruufe.

 

Finland

 

1.       Mud. Awil Abdillahi Xayd= Gudomiyaha abaabul ka  iyo wacyi Gelinta ee Laanta Findland

Yurub

Saynab Haji Gaydh  -Gudoomiyaha Garab haweenka ee YURUB

Mustafe Abdullahi Ali -Xohaya Yurub ahna Lataliyaha Gudoomiyaha UK

UK

 

1-      Cabdi Cali Muuse (Daakir) -Xoghayaha Ganacsiga iyo Maalgashiga

 

2-      Xaamud osman (Dabagale)     Xoghayaha UK

UK-G/Haweenka

 

1.  Fardus Cige=        Gudoomiyaha G/Haweenka ee UK

 

2.  Foosiya Caydiid Aadan=        Gud Ku Xigeenka 1aad ee G/Haweenka UK

 

3.  Saynab Cabddillahi Hussein (Saynab Xabashi)   G.Kuxigeenka 2baad UK

 

4.  Foosiya Cisman Cawale      -Xoghayaha Abaabulka iyo xidhiidhka gobolada UK – G.Dumarka

 

5.  Sahra Ismail Hassan -Gudoomiyaha Maaliyada ee UK

 

6.    Ayaan Idris Yusuf                    – Khasnagi 1baad UK

 

7.    Nimco Wais – Khasnagi  2-aad UK   London

 

Roda Muxumed Abokor        –  Gudoomiye ku xigeenka London

 

Asha Yusuf Ali                          -Xoghayaha London

Sidaa awgeed waxa la faray in hawshooda si dhakhso ah u bilaabaan kana soo baxaan waajibaadka loo igmaday.

waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu  u fuduudeeyo xilka  loo dhiibay.

 

Wabillaahi Tawfiiq

 

Gudoomiyaha Xisbiga UCID

Eng. Faysal Cali Waraabe

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here