Waa Maalin Sabti ah,Guud ahaanba Dalka iyo Dadkana Waxa Hadheeyay Farxadda,Tamashlaynta,Saalamaha Gacaltooyo Iyo Is-Helida Saxiibo Wakhtiga Iyo Waayaha Nolashu Kala Irdheeyeen.Waxa ay Dadku Soo Guteen Maalmo Khayr lahaa,waxaanay Maanta is-la Dhex marayaan Duco,Dardaaran,Balamo Iyo Rajada Kulamo iyo Wakhtiyo danbe oo Xiiso leh,Hadii aanu Wad Helin.
FADLAN GUJI SAWIRKAN HOOSE SI AAD U AKHRIDO QORMADAN OO DHAMAYSTIRAN
W/Q: Mohamed Hassan Daacad
Works: At Radio Hilaac/Hargaysa Office
daacad409@hotmail.com