Dowladda Somaliland iyo Hay’adda WFP Oo Heshiis Wada galay

0
18

Dawladda Somaliland iyo Hay’adda cuntada adduunka ee WFP ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan dhanka cuntada,halka sidookalena ay Hay’adda WFP gawaadhi gudoonsiisay xafiiska isku xidhka  raashinka  Somaliland

HALKAN KA DAAWO: Heshiiskan labada dhinac ayaa waxa uu ka dhacay xafiiska xidhiidhka hay’adda Somaliland waxaana dhanka Somaliland heshiiskan u sexeexay maareeyaha xidhiidhka raashinka Yuusuf Cismaan garas

madaxa raashinka sland

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here