Hargeysa (Hubaal) Taliyaha waaxda socdaalka Somaliland Korneyl Maxamed cali Yuusuf (Cambaro) oo uu wehelinaya guddoomiyaha hay’adda qaranka ee mihnadlayaasha caafimaadka Dr. Axmed Xaashi Oday ayaa waxay sheegeen inay qabteen,dalkana laga mastaafurin doono saddex qof oo ajaanib ah,isla markaana si been abuur ah ugu shaqeysanaayay cilmiga dhakhtarnimada oo sida ay xukuumadda Somaliland sheegtay aanay wax khibrad ama aqoon ah u lahayn shaqada saddexdan qof ku shaqaynayeen
HALKAN KA DAAWO WARKAN OO DHAMEYSTIRAN