Guddoomiye Saleebaan Muxuu Ka Yidhi In Su’aalo La Weydiiyo Madaxweynaha?
Khudbad sanadeedkii uu maanta madaxweyne Siilaanyo ka hor jeediyay golaha baarlamaanka,ka dib waxa warbaahinta qaar ay su’aalo ku saabsan sababta madaxweynaha su’aalo looga weydiin waayay khudbadiisa banaanka ku weydiiyeen guddoomiyaha guurtida.
dhanka kalena waxa dareenkooda ku aadan khudbada madaxweynaha halkaas ka dhiibtay qaar ka mid ah mudanayaasha mucaaridka oo warbaahintu ay microfoonka ula tagtay iyagoo banaanka ku sugan
hadaba halkan ka daawo jawaabta uu siiyay Saleebaan gaal wariyihii su’aasha weydiiyay iyo weliba dareenka mudanayaasha mucaaridka ka dhiibteen khudbad sanadeedka madaxweynaha