….İn badan baan akhriyay qoraallo naqdin ah oo İdaajaa ku jihaysan waxba se, kama soo qaadin naqdintaas waayo qof na looma xukumo Hebel baa lahaa ilaa aad usha soo taabato (inaad runta ogaato maahaane). Waxyaalaha İdaajaa lagu dhaliilayo waxa ka mid ah inuu suugaanta soomaalida dhex keenay xafiiltankii tolalka soomaalida ka dhaxayn jiray, amaba wali ka dhex aloosan.
Haddaba si aad Qormadan Oo Wax badan Iftiiminaysa isla markaana Qoraagu ku lafo guray shakhsiyaad Damacooda laysla arkay, fadlan guji Sawirka Hoose oo ka bogo.