DAHAGEYSO: Aqoonyahanka Dhalinyarada Ururka JIIDALI Oo Lafaguray Siyaasada Arrimaha Dibeda Ee Wadahadalka Somalia Iyo Saameynta Socdaalka Erdogan Ku Yeelan Karo Qadiyada Somaliland

0
31

Aqoonyahanka Dhalinyarada Ururka JIIDALI Oo Daaha Ka Rogay Fashilaada Ku Timid Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland Iyo Shirarka Madhalayska Ah Ee Ay Lagasho Somalia

Aqoonyahanka dhalinyarada ku bohoobay ururka JIIDALI oo ku baaqay qabashada shir ay ugu yeedheen aayo ka-tashiga Somaliland.

Guddoomiye ku-xigeenka ururka dhalinyarada Jiidali Xamse iyo xog-hayaha ururkaas Cabdixakiin ayaa barnaamijkan gaar ka ah waxay ka hadleen siyaasada guud ee dalka Somaliland kaga aadan Soomaaliya iyo saameynta ay Somaliland ku yeelanayso socdaalkii uu kaga soo degay magaaladda Muqdisho madaxweynaha dalka Turkiga

jiidal

GUJI HALKAN OO DHAGEYSO:Barnaamijkan gaar ah

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here