dadwaynaha ku dhaqan magaalada gabiley ayaa siyaabo kala duwan u arkay is casilaada wasiirkii hore ee maaliyada cabdi casiis maxamed samaale iska casilay xilkii wasaarada waxbarashada ee dhawaan madaxweyne siilaanyo u magacaabay
halkan hoose ka daawo dadwaynaha oo aragtidooda dhiibanaya: