Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Maanta Magaalada Laascaanood waxa uu ka furay Shir Sannadeedkii Caafimaadka, kaas oo noqonaya kii u horeeyay ee noociisa ah ee wasaaradu ku qabato gobol ka baxsan caasimada.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN DAAWO: Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Shir Sanadeedkii Wasaaradda Ka Furay Magaaladda Laascaanood