DAAWO: Wasiir Cukuse Oo Ku Raacay Qayb ka mid ah Shaqaalaha Wasaaraddiisa Jiritaanka Dhibaato ay Ka Cabanayeen
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi maxamed daahir Cukuse ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay Shaqaalaha wasaaradda qaar ka mid ah kuwaas oo maalmihii u dambeeyey cabashooyin muujinayey.Kulanka ka bacdi ayaa wasiirku la hadlay saxaafadda Dalka: