Masuuliyiinta doodan isku haleelay ayaa kala ahaa Guddoomiyaha saddexaad ee xisbiga UCID mujaahid Cali Guray,guddoomiye ku-xigeenka xisbiga xisbiga Kulmiye Maxamed Cali Yuusuf Waabeeye iyo wasiirka warfaafinta Cabdilaahi Cukuse iyo guddoomiye ku xigeenka Waddani Axmed Muumin Seed oo goobta aan iman isla markaana ay sidaa ku kala kacday doodaasi
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN DAAWO: Waddani oo ka muquurtay Dood tv-ga qaranku u qabtay Labada xisbi...