DAAWO VIDEO: Xasan Sheekh Maxamuud Oo Daqiiqado Gudahood Caawa  U Jawaabay Xarakada, Asaraarna Ku Tilmaamay In Qaraxii Dhacay Dartii Uu  Villa-da Xamar ka Cararay

0
39

Muqdisho(Hubaal):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof: Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho oo ay Kooxo Al-Shabaab ka tirsani caawa fiidkii weerar dhimasho iyo dhaawac sababay ku qaadeen.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay Al-Shabaab sheegtay inuu ka cararay Madaxtooyada oo ay Madaxtooyada qabsan, ayaa Shirka Jaraa’id ee uu gudaha Madaxtooyada Muqdisho ku qabtay ku sheegay inaanu ka cararin Madaxtooyada, isla markaana ay joogaan isaga iyo Masuuliyiinta sare ee dawladda Soomaaliya, cid ay wax yeelleeyeen oo Madaxda ka tirsanina aanay jirin.

xasan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here