DAAWO SAWIRRO Farabadan Oo Ku Suntan Soo Dhaweyn Aan Loo Kala Hadhin Oo Maanta Kumaan Dadweynaha Reer Burco ugu soo baxeen Weftigii Hoggaanka Xisbiga Kulmiye

0
24

Burco (Hubaal) Hoggaanka xisbiga talada haya ee KULMIYE ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka Tog-dheer ee Burco,kumanaan taageerayaasha xisbul-xaakimka ayaa ka qayb qaaatay soo dhaweynta hogaanka xisbiga,isla markaana kaga hor tagey degmada Qoyta halkaas oo ay gaadiid tiro badan iyo taageerayaasha oo waddada hareeraheeda taxnaa ay u sii gelbiyeen weftiga dhankaa iyo magaaladda Burco,halkaas oo masuuliyiinta xisbiga Kulmiye ay meel fagaare ah kala hadleen taageerayaasha xisbiga

k1 k2 k3 k4 k5 k6 k7 k8 k9 k10k11 k12 k13 k14 k15

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here