DAAWO SAWIRRO Farabadan oo Ku Suntan Munaasibad Ku Dhawaad Lix Kun Oo Taageerayaasha KULMIYE Kaga Jawaabeen Mawqika Isbahaysiga Mucaaridka Ee Doorashada

0
26

Gudoomiyaha Kulmiye waxa uu farriin u diray Mucaaradka “Xisbiyada mucaaridka waxaanu ugu baaqaynaa inay u garnaqsadaan hab sharciga waafaqsan,kana dhowrsanaadaan wixii xamaasad kicinaaya,Xisbiga kulmiye waxa uu aaminsanyahay in midnimadu ka wanaagsantahay khilaafka,waxanu hubnaa inta aynu heshiiska ku nahay  ayaa ka badan intaynu isku diidanahay. Xisbiga kulmiye waxa uu diyaar u yahay inuuu dhagaysto talada mucaaridka, wuxuu diyaar u yahay wixii duul duul ah ee kaga yimaada mucaaridka, waxaanu leenahay khilaaf kasta ha lagu dhameeyo wadahadal iyo isqancin.”

Mucaaradka ayaa hore ugu hanjabay inay dadweynaha isku soo saari doonaan shaaricyada Magaalooyinka haddaan Xukumaddu joojin munaasibaddan ay dadka iskugu keenayso.k1-vert

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here