DAAWO SAWIRRADA: Mas’uuliyiinta Gobolka Togdheer Oo Werwer Ka Qaaday Wefti Miisaan Leh Oo Uu Hor Kacayo Musharraxa Madaxweynaha UCID Oo Gaadhay Magaalada Burco
Burco(Horweyn)-Madaxweynaha Jagada Madaxtinimo ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen iyo Wafti culus oo uu horkacaayay oo mudooyinkii u danbeeyay iskaga dab-qaadaayay gobolada Somaliland ayaa maanta soo gaadhay Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer . Si aad Warkan oo faahfaahsan iyo sawirro badan oo ku saabsan soo dhawayntiisa uga bogato fadlan guji sawirkan hoose