DAAWO SAWIRRADA: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Ka Socda UK Iyo EU Oo Dalka Soo Gaadhay Maanta

0
48

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo isugu jira Safaarada Ingiriisku ku leeyahay Dalka Ethiopia iyo xubno ka socday EUROPEAN UNION.

Waxaana madaxweynaha kulankan ku wehelinaayey wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Arrimaha gudaha, Wasiirka Duulista iyo Hawada, Wasiirka Gaashaandhiga, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.DSC_0018 DSC_0026DSC_0029 DSC_0032DSC_0038 DSC_0052 DSC_0053

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here