DAAWO: Qoys Danyar Ah Oo La Gaadhsiiyay Deeqdii Ugu Muhiimsanayd

0
35

Hay’adda Nuurul- Raxma oo ka mid ah hay’adaha samafalka ee wadaniga ah ayaa deeq guri ah guddoonsiisay qoys danyar ah,Guddoomiyaha hay’adda Nuurul-raxma Cabdirisaaq Saleebaan Yuusuf ayaa sheegay in deeqdan oo ah guri goglan ay ruux Dumar ahi ugu deeqday qoyskan danyarta ah oo markii hore nolol aad u hoosaysa,qoyskan danyarta ah oo haysta saddex qof oo naafo ah

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here