DAAWO: Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Oo Ehelada Iyo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Geerida Taliyihii Hore Ee Boliiska Marxuum Cilmi Kabaal

0
30

Madaxweynahii hore ee S/land Md Daahir Rayaale Kaahin ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii & Dhamaan shacbiga S/land isagoo ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid Marxuum Cilmi kabaal oo ku geeriyooday Dalka Talyaaniga horena u ahaan jiray Taliyaha Booliska Somaliland, mudooyinkii u dambeeyeyna ka mid ahaa madax dhaqameedka JSL

daahir rayaale kaahin

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here