WARAR UGU XIISAHA BADANWARARKA DAAWO: Jaamacaddaha GOLIS Iyo Jabuuti Oo Heshiisyo Galay By Hubaal - March 18, 2015 0 28 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Gudoomiyaha jaamacada Golis ayaa maanta ka warbixiyey socdaalkii ay dhowaan ku tageen dalka jabuuti, Shahaadadii ay Gudoonsiiyeen Madaxweynaha Jabuuti iyo Heshiisyadii Jaamacadiisa dhexmaray Jaamacadda jabuuti.