DAAWO: Dhacdo Ku Dayasho Ugu Filan Madaxweynayaasha Africa Oo Ka Dhacday Dal Ka Mid Ah Dalalka Adduunka

0
36

Hargeysa (Hubaal) Madaxweynihii dalka Uruguay Jose Mujica, oo dunidana kaga caan baxay Madaxweynaha ugu faqiirsan, ayaa markii uu labadii wakhti ee loo doortay talada dalkiisa dhamaystay, xukunkii ku wareejiyay madaxweynaha cusub ee shacabka dalkiisu soo doorteen, Tabare Vazquez.

Xaflad lagu qabtay caasimadda dalkaas ee Montevideo ayna ka soo qayb galeen madaxweynayaal ka socday dunida ayaa xil wareejintaasi ka dhacday, waxaana dadka reer Uruguay sagootiyeen Madaxweyne ay aad u jeclaayeen, kaas oo iska fogeeyay hantida shacabkiisa.

Diyaarintii: Faysal Maxamed Xasan

faysal@hadhwanaag.org

world's poorest president

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here