Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beesha Muuse Ismaaciil Oo Xukuumadda Siilaanyo Ku Eedeeyey Qabyaalad Iyo Cadaalad-Daro
Haldoorkan Ayaa Ku Hanjabey Inay Kalsoonida Kala Noqon Doonaan Xukuumadda Kulmiye Haddii Degdeg Loo Siin-waayo Saamigooda
Halkan Hoose Ka Daawo muuqaalka Warka Cuqaasha, Odayaasha iyo Waxgaradka beesha Muuse Ismaaciil ee gobolka Sanaag ayaa xukuumadda Siilaanyo ku eedeeyey cadaalad-darro iyo qabyaalad isla markaana ku hanjabay inay kalsoonida kala noqonayaan xukuumadda Kulmiye haddii aanay degdeg uga helin saamiga ay beel ahaan xaq u leeyihiin.