Hargeysa(Hubaal)-Guddoomiyaha golaha wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo ku xigeenkiisa Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa maanta wadanka Itoobiya u tagaya ka qayb galka xuska qoomiyadaha Itoobiya oo sannadkan lagu qabanayo magaalada Assosa
Guddoomiye Cirro iyo guddoomiye Baashe, waxa xuska qoomiyadaha Itoobiya ee sannadkan ku soo casuumay dhiggooda baarlamaanka Itoobiya, waxaanay maanta ka ambobaxayaan madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa
Geeska