HUBAAL TV KA DAAWO: Mujaahid Cali Guray Oo Sheegay In Sharcigii Dalku lahaa iyo awoodihii dastuuriga ahaa ee madaxweynaha ay cid gaar ahi siday doonto u maamulanayso
“Cidan Saxaafadda La Dagaalamaysaa Waa Cida adeegsanaysa awoodihii Dastuurku siiyay Madaxweynaha, waa cida Hubaal Iyo Haatuf Xidhay Ee RRU-da adeegsanaysa”