Xaflad lagu soo bandhigayay bug cusub oo ka hadlaya arrimaha garsoorka Islaamka oo uu qoray garyaqaan Xuseen Cabdalla rayaale ayaa lagu qabtay hoolka jaamacadda Hargeysa,waxaana ka soo qaybgalay xafladan lagu daahfuray buugan maamulka,macalimiinta,ardayda jaamacadda,aqoonyano,masuuliyiin iyo mari sharaf kale.